Qasriga Madaxtooyada Puntland oo lagu soo dhaweeyay Ms Elin Bergithe (Daawo Sawirada)

Madaxweynaha  Puntland Mudane Siciid Cabdulaahi Deni ayaa qasriga Madaxtooyada Garoowe ku qaabilay Safiirka dalka Norwey ee Soomaaliya Ms Elin Bergithe Rognlie iyo wafdi la socday. Madaxweynaha Puntland iyo weftiga Safiiradda ayaa qaatay kulan balaadhan oo looga hadlayo sidii loo sii horumarin lahaa mashaariicda Norwey ay ka fuliso gudaha Puntland, kulanka Kadib Madaxweynaha iyo Safiiradda ayaa … Continue reading Qasriga Madaxtooyada Puntland oo lagu soo dhaweeyay Ms Elin Bergithe (Daawo Sawirada)